Raisul Wasaare Rooble oo xil u magacaabay Taliyihii hore ee NISA Jen. Bashiir Goobe

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumads Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) Wasiiru-dowle. Wareegtada Raisul Rooble soo saaray ayuu Jen Bashiir Goobe ugu magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska, isagoo u rajeeyay in uu xilkiisa Eebbe u fududeeyo. Magacaabistan ayaa qeyb ka … Continue reading Raisul Wasaare Rooble oo xil u magacaabay Taliyihii hore ee NISA Jen. Bashiir Goobe